TOP DHAGEYSO:- Madaxweynaha Ururka Ahlusunna oo Baaq deg deg ah soo saaray

0

Madaxweynaha Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe ee Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ku baaqay in la daryeelo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu sheegay in xilligaan ay haystaan dhibaatooyin kala duwan.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in si joogta ah loo daryeelo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in hadii ay helaan xuquuqdooda iyo sidoo kale Mushaaraadkooda in ay adkeyn karaan Ammaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayuu ugu baaqay in uu si deg deg ah wax uga qabto dhibaatada haysta Ciidamada Qaranka.

HALKAAN KA DHAGEYSO