Soomaaliya Oo Magaalada Dubai uga Qeyb gashay Bandhig wax soo saarka ah.

0

Bandhigaan oo ay ka qeyb galeen Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha Soomaaliya Dr Maxamuud Maxamed  Maxamuud iyo Xubno kale uu Hogaaminaayo ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Dubai Ee Dalka Imaaraadka Carabta.

waxayna Soomaaliya kaga halkaasi ku soo bandhigtay qayraadka dhinaca beeraha ee dalkeennu leeyahay.

Dal waliba waxa uu Bandhiga uga qeyb galay Wax soo saarkiisa Dhanka Beeraha.

Ku dhawaad 40 dowladood oo isugu jira Afrika, Asia iyo Yurub ayaa ka qayb galay bandhigga, waxaana uu dal waliba goobta ku soo bandhigay dalagyada dalkiisa uu soo saaro.