DAAWO Wareysi lala yeeshay Ninkii ay ku dhacday Qisadii "Gabadhii Malxiisada ahayd ee Ninka Noqotay"

0

C/Raxmaan Ismaaciil oo ah wiil xoogsata ah ayaa dhawaan ay qabsatay qiso aad loola yaabay kadib markii uu arkay xaaskiisa oo nin kale kula nool guriga ay isku soo guursadeen.

Arintan oo ah mid si weyn loola yaabay ayaa loogu magac daray “Malxiisadii Ninka noqotay” ninkii ay ku dhacday ayaana ka sheekeeyay sida ay arintan udhacday iyo qaabka uu ugaran waayay in Nin guriga la joogo mudo 20 cisho ka badan oo uu xaaskan qabay.

Sidoo kale waxaa u sheegay in ninkan iyo xaaskiisiba ay xabsiga ku jiraan ayna qirteen iney wax walba ahaayeen kuwa lasoo qorsheeyay.

Sidoo kale xaafadaha dariska la ah ninka ay qisadaan ku dhacday ayaa  ka hadlay qaabkii ay wax u arki jireen malxiisadan ninka noqotay, iskuna bixisay magaca Asma.

Maxkamada ayaa la filayaa iney xukun kasoo saarto dhacdadaan oo ah mid si weyn looga naxay ayna culimada ay sidoo kale ka digeen.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=O0PhXBVhF0w