WAR DEG DEG:- Xaalada Magaalada Boosaaso oo kacsan

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi xalay ciidamo ka tirsan Puntland lagu weeraray Bam gacmeed Khasaare geystay.

Sidoo kale Magaalada Boosaaso ayaa xalay laga maqlay Rasaas dhaceysay Muddo ka badan 30 daqiiqo.

Ammaanka Magaalada Boosaaso ayaa Saakay aad loo adkeeyay waxaana wadooyinka lasoo dhoobay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland.