DHAGEYSO WARBIXIN:- Qaraxyada iyo Saameynta Shacabka

0

Magaalada Muqdisho, waxyeelada qaraxyada iyo weerarrada lala beegsado xaruumaha dowladda iyo baraha ciidamadaba waxay saameyn ku yeeshaan qoysas wada dhashey amma is dhaley

Falkii ugu dambeeyey, 12kii bishaan Febraayo ayaa waxaa qarax loo wadey saldhig ciidan oo ku yaaley xaaafada Kaasa-Balbalaare ee magaalada Muqdisho ku dhintey hooyo ay wada socdeen gabadheeda.

Hooyada oo ku dhimatey goobta qaraxa lala beegsadey ayaa waxaa uu dhaawac oo gaarey sidoo kale gabadheeda taas oo kadib markii ay laba asbuuc ay taaley isbitaal iyaduna geeriyootey.

Sahra Cabdi Axmed oo la socotey waxyeelada qoyskaas soo gaartey ayaa warbixintan gaarka ah ka diyaarisey geerida hooyadaasi iyo gabadheeda.

HALKAAN KA DHAGEYSO