Sababta uu isku Casilay C/kariin Xuseen Guuleed oo la ogaaday iyo Warqada uu isku Casilay oo Warbaahinta Heshay

0

Waxaan Halkaan idinku soo gudbineynaa Warqada uu C/kariin Xuseen Guuleed usoo qoray Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee la Xiriirtay Iscasilaadiisa.

Waxa uu iscasilaadiisa ku sababeeyay Xaaladiisa Caafimaad iyo talooyin uu siiyay dhaqtarkiisa gaarka ah Xaaladiisa Caafimaad shaqada ku leh.

Hoos ka Akhriso Warqada:-