DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo balan qaad Cajiib ah u sameeyay Ciidamada Asluubta

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay muhiimada koowaad ay siin doonto tayeynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in muhiimada koowaad dowladiisa ay siin doonto horumarinta ciidamada iyo sidoo kale bixinta Mushaaraadkood.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in  ciidamada Asluubta Soomaaliya la siin doonto qalab ay kaga qeyb qaataan horumarka dalka.

Sidoo kale Ciidamada Asluubta waxaa uu u balan qaaday in ay si joogta ah ay u qaadan doonaan Mushaaraadkooda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-