DHAGEYSO:- Maamulka Gobolka Sh/Dhexe oo ka hadlay Qarax ka dhacay Inta u dhaxeysa Mahaday iyo Jowhar

0

Qaraxaan ayaa ka dhacay wado isku xirta  Deegaanno  Hoos Taga Degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar  Gaar ahaan inta u Dhexeysa Tuulooyinka War Ciise iyo Biyo Cadde.

Waxaana halkaasi ku dhintay in ka badan 10 ruux oo katirsanaa kooxihii Miinada ku aasaayey  halkaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Cumar Meyre Makaraan ayaa sheegay in Shacabka looga Baahan yahay in ay la Shaqeeyaan Hay’adaha Amniga si looga hortago Falalka ay ku kacaayaan Al-shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka:-