DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo "Dadka Laaluushka Qaata Iyo Dadka Musuq Maasuqa Ah Waa Inaan Beeraha Ku Falanaa".

0

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay saraakiisha ciidamada asluubta qaranka ayaa ka codsaday in dib losoo celiyo shaqaalihii dowlada ku shaqeysan jirtay isla markaa lagu fali jiray beeraha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in muhiim tahay in dib losoo celiyo dadka maxaabiista ah ee dowlada ku falan jirtay beeraha waxaana oo sheegay in xiligii hore maxaabiista lagu fali jiray balse haatan u isticmaali doono dadka masuq maasuqa ka geysta dowlada.

HOOS KA DAAWO