WAR DEG DEG:- Ra'iisul wasaaraha cusub Soomaaliya oo la soo jeediyay in Dhalashada Norwey lagala laabto

0

Afhayeenka xisbiga Fremskrittspartiet FrP  ee (cunnsuriyiinta) Mazyar Keshvari ayaa soo jeediyay in baasa-boorka Norwegian-ka laga qaaddo Ra’iisul wasaarraha cusub ee Soomaaliya Hassan Kheyre.

Sida lagu qoray wargeyska NK waxaa Sababta ay ku sheegeen mucaaradka in   baahidii loo siiyay meesha ay ka basday oo isku dhiibay inuu maganlgalyo doon aha balse hada uu noqday Ra´sal wasare iyo inu  sharciga heysashada labada dhalasho ay dalkaas mamnuuc ka tahay   (dual citizenship) .

Lama oga sida ay talo soo jeedinta xisbiga mucaaradka u sameyn doonto Kheyre waxaase la sheegayaa in mucaaradka dalkaas ay xooganyihiin oo ay socodsin karaan aragtidooda.