DAAWO:- Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xafladii Caleemo Saarka

0

Waxaan Halkaan idiin Kugu soo gudbineynaa Khudbada Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu ka jeediyay Xafladii Shalay ee lagu Caleemo Saaray Madaxweynaha Soomaaliya ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos ka Daawo Khudbada oo dhameystiran:-