DAAWO:- Khudbada Wakiilka QM ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xafladii Caleemo Saarka

0

Waxaan Halkaan idiin Kugu soo gudbineynaa Khudbada Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya Amb Macheal Keating uu ka jeediyay Xafladii Shalay ee lagu Caleemo Saaray Madaxweynaha Soomaaliya ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos ka Daawo Khudbada oo dhameystiran:-