DAAWO:- Khudbada Sheekh Shariif uu ka Jeediyay Xaflada Caleemo Saarka

0

Waxaan Halkaan idiin Kugu soo gudbineynaa Khudbada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ka jeediyay Xafladii Shalay ee lagu Caleemo Saaray Madaxweynaha Soomaaliya ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos ka Daawo Khudbada oo dhameystiran:-