DAAWO:- Khudbada Hailemariam Desalegn uu ka jeediyay Xafladii Caleemo Saarka

0

Waxaan Halkaan idiin Kugu soo gudbineynaa Khudbada Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn Boshe uu ka jeediyay Xafladii Shalay ee lagu Caleemo Saaray Madaxweynaha Soomaaliya ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos ka Dhageyso Khudbada oo dhameystiran:-