WAR DEG DEG:- Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya oo Muqdisho soo gaaray

0

Wafdi uu hor kacaayo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Xeyla Maryam Ayaa waxa uu  Hada kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha Aaden Cade isagoo ka qey galaya Xaflada Caleema Saarka Mdaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Waxaana Soo Dhaweeyay Madax ka Tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya Waxaana loo Gudbiyay Goobtii uu Ku nasan lahaa.