WAR DEG DEG:- Madaxweynaha JFS Farmaajo oo Hada soo Gaaray Goobta Ay ka dhaceyso Caleema Saarkiisa..

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Ayaa Soo gaaray Goobta Ay ka Dhaceyso Xafladiisa Caleema Saarka Waxaana hada uu Kasoo Laabtay Dhagax Dhiga Safaarada Dowlada jabuuti ay ku yeelan doonto Soomaaliya.

Waaxaana ay Si wadajir ah u dhagax dhigeen isaga iyo Madaxweynaha Dalka jabuuti Safaarada Dowlada Jabuuti Ay ku yeelan doonto Soomaaliya Xaruuntaasi oo Laga hirgelinaayo Degmada C/casiis Ee gobolka Banaadir.