DAAWO:- Maxaa ugu muhiimsanaa Khudbadii Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya ?

0

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa goordhow khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflada caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya.

Hailemariam Desalegn ayaa Af Somali ku yiri “HAMBALYO Madaxweyne Farmaajo” isagoo sheegay inuu urajeynayo inuu ku guuleysto xilkan loo doortay.

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya ayaa dhanka kale sheegay inuu doonayo inuu uhambalyeeyo saaxiibkis ahna madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud sida uu hadalka udhigay.

Sidoo kale Ra’isul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay sugeyso jid dheer uuna rajeynayo iney ku guuleysato.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=yAtrIkpqsqw