DAAWO:- Madaxweynihii xilka ka dagay Xasan Sheekh oo u digay Dadka doonaya inay Mucaarad ku noqdaan Madaxweyne Farmaajo

0

Madaxweynahii xilka ka dagay ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay xaflada caleema saarka madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay ayaa ugu horeeyay sheegay sida uu uga xun yahay in warar been abuur ah laga sheego dowlada Soomaaliya, taasna aysan aheyn wadaniyada dhabta ah.

Madaxweyne hore Xasan Sh Maxamuud ayaa dhanka kale sheegay inuu la shaqeyn doono madaxweynaha cusub ee Soomaalya Mudane Farmaajo.

Khudbada ayaa sidoo kale Xasan Sh waxaa uu kaga hadlay waxyaabaha looga fadhiyo DF Soomaaliya iyo inuu dalbanayo in dowladaha caalamka ay la shaqeeyaan dowlada.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=L57dF4b7Q5E