DAAWO:- Madaxweynaha dalka Jabuuti oo Khudbad qiiro leh jeediyay iyo Arimo muhiima uu ka hadlay

0

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflada caleemo saarka madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Farmaajo.

Waxaa uu ugu horeyn umahadcelliyay madaxdii hore ee Soomaaliya sida Xasan Sh Maxamuud, Sh Shariif Sh Axmed, Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo madaxdii kale.

Sidoo kale waxaa uu xifaaleeyay gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya oo uu sheegay inuu xilkiisa kusoo laabtay inkastoo uu gerkii cadaaday.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=ynDlL1cdSXM