TOP DHAGEYSO:- Maxaa ka cusub Magaalada Baydhabo ?

0

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa soo gaaray Barakacayaal aad u farabadan kusoo kasoo barakacay degmooyinka iyo sidoo kale tuulooyin ku yaalla gobolada Baay iyo Bakool .

Abaaraha ka jira degaanada maamulka Koonfur Galbeed waxaa ay sababeen in dad badan ka yimaadaan dhanka Miyiga , islamarkaana ay soo aadaan Magaalooyinka waa weyn.

Maamulka Koonfur Galbeed iyo sidoo kale Hay’adda Gargaarka ayaa waxaa ay wadaan biyo dhaamin loo sameynaayo dadka ay saameeyeen abaaraha ee soo gaaray Magaalada Baydhabo.

Duleedka Magaalada Baydhabo ayay guryo ka sameysay Cooshado ka sameysteen  dadka Barakacayaasha ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO