DHAGEYSO:- Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay Dhalinyarada Aqoonta leh ee ku soo biiraya Taliska

0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa dardaaran u jeediyay Saraakiisha da’da yare ee Ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in la helo dhalinyaro Aqoon leh oo ku soo biirta Taliska Ciidanka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in meel loogu soo Wada jeesto hormarinta Ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Codka:-