TOP DHAGEYSO:- Qaar ka mida Xildhibaanada Somaliland oo wali ka soo horjeeda Madaxweyne Siilaanyo

0

Xildhibaanadii diiday in ay codka kalsoonida u qaadaan Heshiiskii Somaliland ay la gashay Dowladda Imaaraadka ee ku saleysnaa saldhiga Millitari ee laga furayo Magaalo xeebeedka Berbera.

Qaar ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegeen in weli ay ku adkeysanayaan go’aankooda, ayna ka soo horjeedaan Heshiiska Dowladda Imaaraadka ay saldhiga ku furaneyso.

Sidoo kale waxa ay sheegeen xukuumada Axmed Siilaanyo in ay fashilantay heshiiskaasi, iyagoo tilmaamay inta badan xildhibaanada in ay isku mowqif yihiin.

HALKAAN KA DHAGEYSO