DHAGEYSO:- Howlgalo laga sameeyay gobolada Galgaduud iyo Mudug

0

Taliyaha guutada 12-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Axmed Maxamed Tareedisho ayaa ka hadlay howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka guud ee gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Howlgalkan ayaa intii uu socday ayaa waxaa lagu dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-