TOP DHAGEYSO+SAWIRRO:- Yaa ka dambeeyay Banaanbixii weynaa ee Maanta Muqdisho ka dhacay

0

Boqolaal katirsan muruqmaalka iyo xoogsatada dekedda muqdisho ayaa maanta dhigay banaanbax ballaaran oo ahaa laba waji marna ay ku taageerayeen madaxweyne Farmaajo marna ay ku muujinayeen cabasho ay ka qabaan maamulka dekedda Muqdisho oo ay sheegeen in xaqii ay lahaayeen ladudsiiyey.

Banaanbaxayaasha ayaa watay sawirada madaxweynaha iyo boorar ay ku xardhanyihiin erayo taageera ah waxaana horkacayey masuuliyiintooda kala ah gudoomiyaha muruqmaalka Khaliif Maxamuud Ugaas, Ku xigeenkiisa Yuusuf Warsame Afrax iyo gudoomiyaha majakuusiga dekedda muqdishso Maxamuud Cusobow waxaana afaafka hore ee dekedda uu ka dhacay bananabaxaas ay kula hadleen warbaahinta.

HALKAAN KA DHAGEYSO