TOP DHAGEYSO:- Shir Caalami ah oo ka furmay Magaalada Hargeysa iyo 40-Shirkadood oo…..

0

Shir caalami ah oo ay ka qayb galayaan ergo ka kala socota in ku dhaw 40 shirkadood, lagagana hadlayo horumarinta ganacsiga iyo isku-xidhka ganacsatada maxalliga ah iyo kuwa ajaanibka ah, ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa.

Shirkan oo ay martigelisay Rugta Ganacsiga Somaliland, ayaa socon doona muddo laba maalmood ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO