DHAGEYSO:- Wasiir Khaalid oo durba taageero u muujiyay Madaxweyne Farmaajo, kuna dhawaaqay Arrin halis ku ah CCC iyo Sheekh Shariif

0

Wasiiru dowlahii Wasaarada Arrimaha Soomaaliya Khaalid Cumar Cali ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dalka uu Xilligaan ka dhaco isbadal hogaamineed.

Waxa uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha Cusub.

Waxa uu ugu baaqay Madaxweynaha Cusub in uu doorto soona xusho Ra’isal Wasaare Daacad ah ooo dalkaan samata bixin kara.

Hoos ka Dhageyso Codka:-