DHAGEYSO WARBIXIN XIISO LEH:-Madaxweyne u muuqo sida laguu maleynayo!..

0

Isbeddelada siyaasadeed ee ka dhaca dunida oo dhan waxa ugu fiican kuwa horseed xalka dhibaatada bulsho iyo kan siyaasadeed ee ka taagan waddama sameeya, hayeeshee taasi waxa ay u baahan tahay wax ka badan kana weyn inta aan u jeedno.

Doorashadii dhacday Arbacadii hore ee uu ku soo baxay Maxamed Cabdullaahi Maxamed, madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya waxa uu kamid yahay isbeddelada laga filayo in ay horsedaan xalka dhibaatooyinka haysta muwaadiniinta  Soomaalieed ee siyaasaddaiyoarrimahabulshada.

Dad badan ayaa doorashada madaxweyne Farmaajo waxa ay uga hadleen siyaabo isku dhow oo u badan taageero iyo bannaan baxyo, qof gabya, mid heesa, mid baraamnura mid geeraara iyo mid guuro tirayaba waxa laga filayaa madaxweynaha cusub dhaqan iyo maamul ka sarreeya kuwii dalka soo maray oo qudhoodu sameeyey wixii ay awoodeen.

Madaxweyne u muuqo sida laguu maleynayo waa Dhambaalka soosocda.

Hoos ka Dhageyso Warbixinta:-