Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Gen.Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 09-02-2017 ku geeriyooday magaalada Copenhagen Allaha u Naxariistee Marxuum Gen. Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco).

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdi Yusuf Maxamed (Cabdi Faadaco), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Yuusuf Maxamed, gaar ahaan Xaaskii, caruurtii iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco), waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco), waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك