Doorasho maanta ka dhaceyso magaalada Muqdisho

0

Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto labo kursi oo kamid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee ka imaanaya gobolada Waqooyi.

Labadaan Kursi ayaa waxaa ku tartamaya dhowr xubnood oo doonaya in ay ka mid noqdaan xildhibaanada Aqalka Sare.

Guddiga Doorashooyinka ee xildhibaanada gobolada Waqooyi ayaa sheegay in xildhibaanadaan ay noqon doonaan kuwii ugu dambeeyay ee lagu doorto Muqdisho.