DHAGEYSO Dood Kulul oo dhex martay Musharixiinta Jabriil Ibraahim Cabdulle, Dr. Cabdinaasir Maxamed, Tarsan iyo Zakariye Xaaji.

0

Maalmihii dhowaa idaacadda VOA ayaa dood u qabaneysay qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ee ku tartamaya doorashada beri ka dhaceysa magaalada Muqdisho.

Waxaan horey u qabanay laba dood oo ay ka qeyb galeen dhowr musharax.

Waxaan maanta idiin soo gudbineynaa dooddii saddexaad ee qaar ka mid ah musharrixiinta u tartamaysa jagada madaxweyennimada.

Waxaa doodda maanta ka qeyb galaya Jabriil Ibraahim Cabdulle, Dr. Cabdinaasir Maxamed, Tarsan iyo Zakariye Xaaji.

HALKAAN KA DHAGEYSO