TOOS U DAAWO:- Qeybtii labaad ee Su’aallo weydiinta Musharaxiinta oo bilaabatay

0

Dooda Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda waxaa Bilaabatay qeybtii labaad , waxaana hadda Fadhiya goobta Su’aallo weydiinta Musharaxiinta ay ka mid yihiin.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ‘ Maxamuud Maxamuud Culusow iyo Xaaji Maxamed Yaasiin

Musharaxiinta ayaa la waydiinaya Su’aalo la xariira waxqabadkooda.

Doodaan ayaa laga daawanaya Muuqaal baahiyaasha Soomaalida.

Musharax kaste waxaa uu haystaa 2 daqiiqo oo uu Su’aasha uga jawaabay

HALKAAN KA DAAWO

Su'aalo Weydiinta Musharraxiinta Madaxweynaha J.F.S Qeybta 2aad

Su'aalo Weydiinta Musharraxiinta Madaxweynaha J.F.S Qeybta 2aad

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i 6. februar 2017