DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo la kulmay Saraakiisha Amisom iyo go’aano ka soo baxay Kulankooda

0

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Amisom ee Gobolada Banaadir iyo Sh/Hoose, Waxa uuna kala hadlay howlagalada ka socda Gobolka Sh/Hoose.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ka wada hadleen sidii loogu saari lahaa Al-Shabaab degaanada Gobolka Sh/Hoose.

Waxa uu sheegay in waxyaabihii ay ka wada hadleen uu guul ku soo dhamaaday isla markaana lagu balamay in Al-Shabaab laga saaro guud ahaan Gobolka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-