Banaanbax balaaran oo maanta ka dhacaya Muqdisho iyo diyaar garoow Xoogan..

0

Banaanbax weyn oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto Magaalada Muqdisho gaar ahaan Taalada Daljirka Dahsoon.
Ujeedka Banaanbaxa ayaa ah Guushii ay Soomaaliya ay kasoo hoysay Dacwadda badda ee kala dhaxeysa dalka Kenya.
Madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in ay ka qeyb galaan banaanbaxa.