TOP DHAGEYSO:- Donald Trump oo loo diray Fariin kulul oo ka socota Soomaaliya

0

Kadib markii todobaadkii hore dowlada Mareykanka ay xayiraad kusoo rogtey inay dalkan soo galaan muwaadiniinta todobo dal oo dadkooda Muslim ay yihiin oo ay Somalia ku jirto, ayaa safiirka Somalia ee Mareykanka Axmed Ciise Cawad waxuu sheegay in ay hore usii ogeyd dowlada Somalia, tilaabada madaxweyne Donald Trump.

Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Safaarad  ahaan ay ka xun yihiin Go’aankii uu gaaray Madaxweyne Trupm,waxaana uu u xusay in ay ku rajo weyn yihiin in Madaxweynaha Mareykanka uu ka laabto Go’aankii uu horay u gaaray.

Safiir Cawad ayaa sheegay in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trupm ay u gudbiyeen Warqad Cabasho ah oo ku aadan in Xayiraadda laga qaado Dadka Soomaaliyeed,maadaama Dadka Soomaalida ah ay yihiin kuwo Mareykanka wax badan ku soo kordhiyay.

HALKAAN KA DHAGEYSO