DHAGEYSO:- Maxamed Caalim “Doorashada madaweynaha waxaan filaayaa inuu ku guuleysan doono…”

0

Maxamed Caalim oo ah Siyaasi inta badan ka faallooda siyaasada arimaha Soomaaliya ayaa waxaa inoo suurta gashay in aan ka wareysano doorashada la filaayo in dhawaan ay ka dhcado dalka Soomaaliya, iyo cida ku guuleysanaysa doorashadaas.

Studiyaha Somaliweyn ee magaalada Gothenburg oo inoo joogto Ikraam Cali Kaar ayaa su’aalo faro badan inoo weydiisay kuwaasi oo ku saabsanaa xaalada dalka Soomaaliya iyo diyaar garowga loogu jiro doorshada la filaayo in ay dhawaan ka dhacdo 8 bisha Febraayo.

Waxaa kale oo siyaasiga la weydiiyey dhibaatooyinka jira waxa la filan karo in uu ka soo baxo doorashadaas.

 

 

 

Wareysigana waxaa uu u dhacay sidatan ee dhageysi wacan