DHAGEYSO:- Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi Warsame Oo Ka Digay In Xasan Sheekh Dib Loo Soo Doorto.

0

Garyaqaan Dr C/waaxid c/laahi Warsame oo kamid ah sharciyaqaanada ka howlgala xafiiska qareenada gobolka Ohio ee dalka Mareykanka oo u’waramay Idaacada Dalsan ayaa ka hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin Siyaadaha laxariira isbadalka dalka, Amniga, dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO