DAAWO WAREYSI XASAASI AH:- Xildhibaan Goodax Barre oo fashiliyey dalalka faragelinta kuhaya Somalia iyo 105 xildhibaan oo wata dhalasho dalal kale.

0

Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo kamid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey TV-ga STN waxa uu kaga hadlay Arrimo dhowr ah ku aadan Doorashada Dalka iyo faragelinta Shisheeye ee lagu hayo.

Xildhibaan Goodax Barre ayaa sheegay in Dalalka Itoobiya, Kenya Jabuuti iyo Imaaraadka ay yihiin kuwa ugu badan ee hadda faragelinta Ba’an ku haya Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa wax laga weydiiyey sida Masiirka ummadda Soomaaliyeed loogu aamini karo Shaqsi Dal kale Dhalasho ka heysta ?

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=FfeF-_xvdpk