DAAWO:- Askari Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Oo Gabar Lix Jir Ah Ku Kufsaday Magaalada Cadaado.

0

Dhacdo yaab leh ayaa naga soo gaartay Magaalada Cadaado waxaana halkaasi lagu soo bandhigay Askari ka tirsan Ciidanka Dowlada gaar ahaan Millatariga oo Gabar 6-jir ah halkaasi ,ku kufsaday.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Degmada Cadaado Gaashaanle Cumar Macalin Ali ayaa sheegay in dhowaan ay sharciga hor keeni doonaan Askarigan ku kacay falka foosha xun.
Dhowaanahan waxa Dalka Soomaaliya aad ugu soo batay falalka lagu kufsanayo Haweenka iyo Caruurta, taas oo la yaab ku noqotay inta badan Shacabka Soomaaliyeed.
HOOS KA DAAWO