TOP DHAGEYSO:- Madaxkamadda Ciidamada Jubbaland oo Xukun riday

0

Maxkamadda Ciidamada ee Jubaland ayaa xukun saddex Sano oo xabsi Ciidan ah ku riddey 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka daraawiishta jubaland oo 9 bishii 11 2016ka weerar ku qaadey Maxjarka juba oo ku yaalo duleedka galbeed ee Magaalada kismaayo halkaas oo ay ku dhaawaceen 2 askari oo ka tirsan ciidanka booliska jubaland

waxaana go’aanka maxkamadda ku dhawaaqey Guddoomiye kuxigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee jubaland Bashiir maxamuud xareed .

HALKAAN KA DHAGEYSO