TOOS U DHAGEYSO:- Haweenka Galmudug oo qaatay Go'aan lagu farxay

0

Ururka Haweenka Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa Warbaahinta uga warmay Oalle ay ugu Gurmadnayeen Haweenka Sameynta ay ku yeelay Abarta ku Dhifatay Degaano ka Tirsan Mudug

Meymuun cali nuur Gudomiyaha Haweenka Gobolka Mudug ayaa sheegay in Xolohii ay ku dhamadeen barta dadkuna ay helis ku jiraan hadii la bad baadin

Gudomiyaha Haweenka Gobolka Mudug oo hadkeeda siiwaddata ayaa dhanka kale  si kulala uga hadashay Falalka Tacadiga ee Haweenka lagu gasto Degaanada Gobolka Mudug

Maymuun cali nuur ayaa ugu danbeytii dardaran ujedisay Xildhibanada Barlamanka Somliya

Waxa ayna kala Dardarantay In ay Doran Madaxweyne Samata Bixiya Bulshada Somalieed  ee ay dashatay

HALKAAN KA DHAGEYSO