DHAGEYSO:- Muqdisho Oo Looga Dhawaaqay Guddi Loogu Magac Daray Badbaadinta Galmudug iyo Guuleed.

0

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Kulan ay ka soo qeyb galeen Siyaasiinta,Odayaasha Dhaqanka iyo Qeybaha Bulshada ka soo jeeda Degaanada Galmudug.

Kulanka ayaa looga dhawaaqay in lagu qabtay Guddi badbaadiya Galmudug iyo C/kariin Xuseen Guuleed oo ay Xilka ka qaadeen Baarlamaanka Galmudug.

Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad oo ah Guddoomiyaha Dhaqanka Hawiye ayaa halkaas guddiga uga dhawaaqay.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya