DHAGEYSO:- Jeneraal Indho Cadde oo Banaanka soo dhigay Arrimo u qarsanaa Dowladda Xasan Sheekh

0

Jeneraal Maxamed Siyaad Indho Cadde oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xoolaha laga soo celiyay Dalka Sacuudiga ee ku dhibaateysan duleedka Muqdisho.

Waxa uu sheegay in 10 Maalin ay ku baxday lacag gaareysa 2 boqol oo Malyan isla markaana ay u baahan yihiin baxnaano badan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Madaxda Dowladda iyo Ganacsatada loogu baahan yahay in ay qorhse cusub la yimaadaan si loo badbaadiyo Xoolahaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-