DHAGEYSO:- Batuulo Sheekh Axmed oo ka hadashay Abaaraha Dalka ka jira

0

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gabale kana mid ah Gudiga Abaaraha Qaranka ayaa ka hadashay abaaraha Dalka ka jira.

Waxa ay sheegtay in wax badan oo gargaar ah iyo gurmad xoog leh ay u baahan yihiin dadkaasi dhibaateysan ee abaaruhu ay saameeyeen.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in ay ku dadaalayaan guddigooda lacagaha yar oo ay hayaan ee gurmadka ah in ay gaarsiiyaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-