DAAWO FADEEXAD:- Wariye beesha Abgaal ugu baaqay inay Dagaal kuqaadaan beelaha Hawiye ee Xamar ladagan….

0

Cabdullahi Kalgacal oo kamid ah wariyayaasha magaalada Muqdisho ayaa Faafiyay Hadalo Nacayb iyo cadaawad xambaarsan oo kadhan ah beelaha Hawiye ee wax kadagan magaalada Muqdisho, waxaanu beesha uu kadhashay ee Abgaal ugu baaqay inay dagaal iska xoreeyaan beelaha kale ee Xamar ku fidaya.

HALKAAN KA DAAWO