TOP DHAGEYSO:- Waxgaradka Beesha Reer Xaaji Saleebaan Oo Go'aan Adag Ka Qaatay Muranka Hareeyay Maamulka Galmudug Iyo Baaq.

0

Dhalinyarada Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo kulan deg deg ah ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in aysan u dul qaadan doonin xiisad siyaaseed ee ka jirta Magalada Cadaado iyo dagaalada mararka qaar ka dhaca Magaaladaasi iyagoona ugu baaqay dhinacyada isku haya siyaasada in ay wax waliba ku dhameyaan wada hadal.

Dhalinyarada iyo Haweenka kulanka ku yeeshay cadaado ayaa sheegay in ay jiraan dad lacago ku soo qaata in ay bur buriyaan galmduug iyo magalada cadaado iyagoona sheegay in aysan u dul qaadan karin arintasi madama ay xuseen in dhismaha cadaado waqti badan lagu bixiyay.

Xukuumada Galmudug ayaa waxaa ay shegen in maamulka ximan iyo xeeb uu ku wareejiyay magalo amni ah isalmrkana waxaa ay u soo jeediyaan madaxda galmudug hadii aysan waxba ka qaban karin arimaha ka taagan cadaado ay talada sidii loogu dhiibay ay ugu soo celiyaan shacabka reer cadaado si ay hadalka u dhigeen.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO