DHAGEYSO:- Siyaasiyiin iyo Waxgarad taaheero u muujiyay Musharax Axmed Ducaale Xaaf

0

Waxgarad, Odayaal iyo Siyaasiyiin Kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa taageero u muujiyay Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf.

Waxa ay sheegeen in ay doonayaan isbadal hogaamineed inuu ka dhaco Maamulka Galmudug.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in Axmed Ducaale Xaaf uu u qalmo Xilka Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-