DHAGEYSO:- Odayaal iyo Siyaasiyiin ka soo horjeestay kala qeybinta Maamulka Koofur Galbeed

0

Odayaasha dhaqanka iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda degaanada Koofur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in la dhibaateeyo Shacabka Koofur galbeed Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay jiraan Siyaasiyiin doonaya in ay burburiyaan Hanaanka Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Waxa ay tilmaameen in ay jiraan dad ka shaqeynaya burburka iyo kala qeybsanaanta Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-