DAAWO:- Qaabka Uu Qaraxii Maanta U Dhacay.

0

Waxaa kaamerooyiku qabteen qarixii labaad ee lala beegsaday hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo si toos ah u dhacaya, xilli ciidamo, saxafiyiin iyo dadweyne ay ku sugnaayeen agagaarka hotelka.

Qaraxa labaad ayaa dhacay ilaa 40 daqiiqo kadib qarixii koowaad, waana qorshe ay caadiyan adeegsadaan maleeshiyada Ashabaab.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO