DAAWO:- Axmed Ducaale Geelle “XAAF” Oo Sheegay Inuu Yahay Musharax Madaxweynaha Galmudug.

0

Axmed Ducaale Geelle “XAAF” ayaa magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu musharax Madaxweyne Galmudug yahay, Kadib markii dhowaan Baarlamaanka Galmudug xilkii ka qaadeen Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Wuxuu sheegay inuu Horumar Gaarsiin doono maamulka Galmudug, Hadii uu ku Guulaysto Xilkaasi, Isagoo ka Bilaabi doona Nabadayn iyo Inuu Khilaafka meesha ka saari doono, isagoo Xusay Xiriirka uu la samayn doono Ahlu-sunah, Puntland iyo Kililka Shanaad ee Itoobiya.

 

 

 

HOOS KA DAAWO