TOP DHAGEYSO:- Maxaa Ka Cusub Magaalada Gaalkacyo?

0

Waxaa dib loo furay Maxkamada Gobolka Mudug oo lagu sameeyay Dayactir, waxaana furitaanka Maxkamada ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland.

Mas’uuliyiinta ka qayb galay ayaa waxaa ka mid ahaa maamulka Gobolka Mudug, Maamulka degmada Gaalkacyo, Nabadoono iyo Mas’uuliyiin kale.

Waxaa ka qayb qaatay dhismaha Maxkamada dadweynaha reer Puntland, kuwaas oo u istaagay inay ka qayb qaataan hormarka Gobolka Mudug.

HALKAAN KA DHAGEYSO